Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ሓቃህ   አንቀጽ:

Al-xaaqah

ٱلۡحَآقَّةُ
1. Xaqiiqda dhabta ah ee sugan1!
1. Al-Xaaqqah: Xaqiiqda dhabta ah,waa magac kale oo loo yaqaan Qiyaamaha.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
مَا ٱلۡحَآقَّةُ
2. Waa maxay xaqiiqda dhabta ahi?!
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحَآقَّةُ
3. Maxaad ka og tahay waxay tahay xaqiiqdaa dhabta ahi ee sugan?!
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَذَّبَتۡ ثَمُودُ وَعَادُۢ بِٱلۡقَارِعَةِ
4. Thamuud iyo Caadba waxay beeniyeen (Qalbi) Garaacdada (Maalinta Qiyaame).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَأَمَّا ثَمُودُ فَأُهۡلِكُواْ بِٱلطَّاغِيَةِ
5. Ma Thamuud, waxaa lagu halaagay Qeylo Daran2.
2. Qarax xoog leh oo ay la dhinteen dadkii.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَأَمَّا عَادٞ فَأُهۡلِكُواْ بِرِيحٖ صَرۡصَرٍ عَاتِيَةٖ
6. Caad se, waxaa lagu halaagay dabeyl daran oo qabow badan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
سَخَّرَهَا عَلَيۡهِمۡ سَبۡعَ لَيَالٖ وَثَمَٰنِيَةَ أَيَّامٍ حُسُومٗاۖ فَتَرَى ٱلۡقَوۡمَ فِيهَا صَرۡعَىٰ كَأَنَّهُمۡ أَعۡجَازُ نَخۡلٍ خَاوِيَةٖ
7. (Alle) uu ku salliday toddoba habeen iyo siddeed maalmood oo xidhiidh ah; sidaas darteed waxaad arki lahayd dadkiiyoo halkaas u daadsan af gambi la moodo jirrido timreed dhacay.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَهَلۡ تَرَىٰ لَهُم مِّنۢ بَاقِيَةٖ
8. Ee ma aragtaa wax ka hadhay?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ሓቃህ
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት