Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል መዓሪጅ   አንቀጽ:

Al-macaarij

سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٖ وَاقِعٖ
1. Mid wax dalbaya baa dalbay in cadaab ku dhacda (gaalada loo soo dedejiyo)2.
1. Al-Macaarij: Waddooyinka kor loogu koro cirka waa kuwa ay malaa’igta u maraan aadista samooyinka.
2. Gaaladu waxay ka hor yimaadeen Nabiga s.c.w. iyagoo ka dalbay inuu ku keeno cadaab dushooda.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
لِّلۡكَٰفِرِينَ لَيۡسَ لَهُۥ دَافِعٞ
2. (Cadaabkaasna) ma jiro wax gaalada ka celin -
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
مِّنَ ٱللَّهِ ذِي ٱلۡمَعَارِجِ
3. Ka iman xagga Alle, ee leh jidadka kor loogu fuulo (samooyinka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
تَعۡرُجُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ إِلَيۡهِ فِي يَوۡمٖ كَانَ مِقۡدَارُهُۥ خَمۡسِينَ أَلۡفَ سَنَةٖ
4. Kor u koraan Malaa’igta iyo Ruuxa (Jabriil) Maalin qaddarkeedu dhan yahay konton kun oo sano.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَٱصۡبِرۡ صَبۡرٗا جَمِيلًا
5. Ee samir (Nabiyow) samir wanaagsan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّهُمۡ يَرَوۡنَهُۥ بَعِيدٗا
6. Waxay (gaaladu) u arkaan (cadaabka Qiyaame) wax fog.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَنَرَىٰهُ قَرِيبٗا
7. Annaguse waxaan u aragnaa inuu dhow yahay.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
يَوۡمَ تَكُونُ ٱلسَّمَآءُ كَٱلۡمُهۡلِ
8. Maalintay samadu noqon sida maar shuban.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ
9. Buuruhuna noqon sida cudbi la dhilay.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَلَا يَسۡـَٔلُ حَمِيمٌ حَمِيمٗا
10. Saaxiib uusan saaxiib kale wax weydiineyn.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል መዓሪጅ
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት