Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ሙርሰላት   አንቀጽ:
أَلَمۡ نَخۡلُقكُّم مِّن مَّآءٖ مَّهِينٖ
20. Miyaanaan idinka abuurin biyo daciif ah liita?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَجَعَلۡنَٰهُ فِي قَرَارٖ مَّكِينٍ
21. Markaas yeelnay meel aamin ah gudaheed (riximka),
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِلَىٰ قَدَرٖ مَّعۡلُومٖ
22. Ilaa muddo la yaqaanno,
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَقَدَرۡنَا فَنِعۡمَ ٱلۡقَٰدِرُونَ
23. Sidaasaan wax u qaddarnay, Annagaana u fiican kuwo wax qaddara.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
24. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
أَلَمۡ نَجۡعَلِ ٱلۡأَرۡضَ كِفَاتًا
25. Miyaanaan ka dhigin dhulka mid qaada oo ku filan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
أَحۡيَآءٗ وَأَمۡوَٰتٗا
26. Kuwa nool iyo kuwa mowtanba4.
4. Alle wuxuu ku kulmiyey dadka nool arlada dusheeda, mowtidana arlada hoosteeda.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَجَعَلۡنَا فِيهَا رَوَٰسِيَ شَٰمِخَٰتٖ وَأَسۡقَيۡنَٰكُم مَّآءٗ فُرَاتٗا
27. Oo ka yeelin dhulka dhexdiisa buuro sugan oo dhaadheer oo aan idinka waraabinin biyo macaan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
28. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ
29. Aada waxaad beenin jirteen.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ ظِلّٖ ذِي ثَلَٰثِ شُعَبٖ
30. Aada hoos (qiiqa Naarta ah) oo seddex laamood leh5.
5. Xagga seddex jiho: Midigta, bidixda, iyo dusha sare, macnaha waa cadaabka wuxuu uga iman oo ka hareereyn gaalada jiho kasta.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
لَّا ظَلِيلٖ وَلَا يُغۡنِي مِنَ ٱللَّهَبِ
31. Oo aan harsi laheyn, waxnana ka tareyn ololka dabka.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّهَا تَرۡمِي بِشَرَرٖ كَٱلۡقَصۡرِ
32. Waxay (Naartu) tuuri dhimbilo daran oo daaro oo kale ah .
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَأَنَّهُۥ جِمَٰلَتٞ صُفۡرٞ
33. Aad mooddo awr aydin ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
34. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
هَٰذَا يَوۡمُ لَا يَنطِقُونَ
35. Kanu waa Maalin aysan (gaaladu) hadleyn.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَلَا يُؤۡذَنُ لَهُمۡ فَيَعۡتَذِرُونَ
36. Oo aan idan la siineyn si ay u cudurdaartaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
37. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
هَٰذَا يَوۡمُ ٱلۡفَصۡلِۖ جَمَعۡنَٰكُمۡ وَٱلۡأَوَّلِينَ
38. Kani waa Maalinka kala Baxa. Waa idin soo kulminnay idinka iyo kuwii horreeyey.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَإِن كَانَ لَكُمۡ كَيۡدٞ فَكِيدُونِ
39. Ee haddaad wax dhagri kartaan, Aniga I dhagra.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
40. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي ظِلَٰلٖ وَعُيُونٖ
41. Hubaal kuwa ka dhowrsada xumaha waxay ku sugnaan hoosas iyo ilo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَفَوَٰكِهَ مِمَّا يَشۡتَهُونَ
42. Iyo midho waxay doonaan ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كُلُواْ وَٱشۡرَبُواْ هَنِيٓـَٔۢا بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ
43. Cuna oo cabba si raaxo leh waa waxaad camalsan fali jirteen darteed.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلۡمُحۡسِنِينَ
44. Sidaasaan u abaal marinnaa sama falayaasha.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
45. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كُلُواْ وَتَمَتَّعُواْ قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجۡرِمُونَ
46. (Gaaloy) cuna oo raaxeysta in yar. waxaad tihiin denbiilayaal.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
47. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرۡكَعُواْ لَا يَرۡكَعُونَ
48. Marka lagu yidhaahdo: Rukuuca ma ay rukuucaan6.
6. Marka lagu yidhaahdo u hoggaansama Amarka Alle uma hoggaansamaan, sidoo kale waxaa lagu fasiray marka lagu yidhaahdo tukada ma ay tukadaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
49. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَبِأَيِّ حَدِيثِۭ بَعۡدَهُۥ يُؤۡمِنُونَ
50. Ee Hadalkee bay kan (Qur’aanka) kaddib (gaaladu) rumeynayaan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ሙርሰላት
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት