Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አት ቲን   አንቀጽ:

At-tiin

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ
1. Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka1.
1. Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَطُورِ سِينِينَ
2. Iyo Buurta Siinaay2.
2. Ee ah halkuu Alle kula hadlay Muuse c.s.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ
3. Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah)3,
3. Ee Nabi Muxammad laga soo doortay Rasuul Alle ahaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ
4. Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ
5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya4.
4. Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٖ
6. Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ
7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ
8. Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta5?
5. Haayoo, wuu Yahay.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አት ቲን
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት