《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

At-tiin

external-link copy
1 : 95

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ

1. Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka [1]. info

[1]. Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.

التفاسير: |

external-link copy
2 : 95

وَطُورِ سِينِينَ

2. Iyo Buurta Siinaay [2]. info

[2]. Ee ah halkuu Alle kula hadlay Muuse c.s.

التفاسير: |

external-link copy
3 : 95

وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ

3. Iyo magaaladan Aaminka ah 'Makkah' [3], info

[3]. Ee Nabi Muxammad laga soo doortay Rasuul Alle ahaan.

التفاسير: |

external-link copy
4 : 95

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ

4. Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan. info
التفاسير: |

external-link copy
5 : 95

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ

5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya [4]. info

[4]. Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.

التفاسير: |

external-link copy
6 : 95

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٖ

6. Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno). info
التفاسير: |

external-link copy
7 : 95

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ

7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)? info
التفاسير: |

external-link copy
8 : 95

أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ

8. Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta [5]? info

[5]. Haayoo, wuu Yahay.

التفاسير: |