Check out the new design

Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub * - Sadržaj prijevodā

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Prijevod značenja Ajet: (39) Sura: El-Ahzab
ٱلَّذِينَ يُبَلِّغُونَ رِسَٰلَٰتِ ٱللَّهِ وَيَخۡشَوۡنَهُۥ وَلَا يَخۡشَوۡنَ أَحَدًا إِلَّا ٱللَّهَۗ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ حَسِيبٗا
39. (Waxaa ammaan mudan) kuwa gaarsiiya dadka Farriimaha Alle oo ka baqa [31], oo aan ka baqin cidna Alle maahee. Alle ku filan xisaabiye ahaan.
31. Waa anbiyada Alle (Nabad korkooda ha ahaatee), iyaga kaddibna kuwa raaca Nabi Muxammad s.c.w. ee lagu khatimay anbiyada, kuwaasoo si daacadnimo ah Ilaahay darti Keliya u gaarsiiya Dhambaalka Alle dadka oo idil.
Tefsiri na arapskom jeziku:
 
Prijevod značenja Ajet: (39) Sura: El-Ahzab
Indeks sura Broj stranice
 
Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub - Sadržaj prijevodā

Prevodilac: Abdullah Hasan Jakub.

Zatvaranje