Check out the new design

Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub * - Sadržaj prijevodā

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Prijevod značenja Ajet: (21) Sura: Sebe
وَمَا كَانَ لَهُۥ عَلَيۡهِم مِّن سُلۡطَٰنٍ إِلَّا لِنَعۡلَمَ مَن يُؤۡمِنُ بِٱلۡأٓخِرَةِ مِمَّنۡ هُوَ مِنۡهَا فِي شَكّٖۗ وَرَبُّكَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٍ حَفِيظٞ
21. Kuma laha (Ibliis) wax awood ah dushooda [15], wax kalena uma aan yeelin sidaa (oo uguma salladin dadka) aan aheyn inay kala caddaato kan rumeyn Aakhirada iyo kan ka shakin. Rabbigaa waa Xafidaha wax kasta (abaal marinna qof walba).
15. Dadka uu ku qasbo inay raacaan, waase Xikmo Xaggayaga ah inaan ku imtixaano dadka waswaasinta sheydaan.
Tefsiri na arapskom jeziku:
 
Prijevod značenja Ajet: (21) Sura: Sebe
Indeks sura Broj stranice
 
Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub - Sadržaj prijevodā

Prevodilac: Abdullah Hasan Jakub.

Zatvaranje