Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Simoore: Simoore laɓɓinde (al-iqlaas)   Aaya:

Suurada Al-ikhlaas

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).
Faccirooji aarabeeji:
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).
Faccirooji aarabeeji:
لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ
3. Ma dhalin1, lamana dhalin2.
1. Macnaha ma leh awlaad, wiil ama gabadh.
2. Macnaha ma leh waalid - aabbe iyo hooyo - iyo xaas iyo cid wax la wadaagta midna.
Faccirooji aarabeeji:
وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ
4. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Simoore: Simoore laɓɓinde (al-iqlaas)
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub - Tippudi firooji ɗii

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo e ɗemngal somali, firi ɗum ko Abdullaahi Hasan Yaaquub

Uddude