Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Aaya: (107) Simoore: Simoore roɓo
قُلۡ ءَامِنُواْ بِهِۦٓ أَوۡ لَا تُؤۡمِنُوٓاْۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡعِلۡمَ مِن قَبۡلِهِۦٓ إِذَا يُتۡلَىٰ عَلَيۡهِمۡ يَخِرُّونَۤ لِلۡأَذۡقَانِۤ سُجَّدٗاۤ
107. Dheh: Rumeeya (Qur’aanka) ama ha rumaynina. kuwa la siiyey cilmiga isaga horti28 (ee ah Yuhuudda iyo Nasaarada soo Islaamay), marka loo akhriyo, waxay ula dhacaan wejiyadooda sujuud.
28. Dadka wanaagsan ee ku jira Ehlu Kitaabka ee garta xaqa ku sugan Qur’aanka.
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Aaya: (107) Simoore: Simoore roɓo
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub - Tippudi firooji ɗii

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo e ɗemngal somali, firi ɗum ko Abdullaahi Hasan Yaaquub

Uddude