Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Aaya: (3) Simoore: Simoore Annabaaɓe
لَاهِيَةٗ قُلُوبُهُمۡۗ وَأَسَرُّواْ ٱلنَّجۡوَى ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ هَلۡ هَٰذَآ إِلَّا بَشَرٞ مِّثۡلُكُمۡۖ أَفَتَأۡتُونَ ٱلسِّحۡرَ وَأَنتُمۡ تُبۡصِرُونَ
3. Qalbiyadoodu shuqloon tahay, kuwaana fala dulmiga (shirkiga iyo macaasida) waxay qariyaan faqooda (iyagoo leh): Kani (Muxammad) ma wax aan ahayn baa qof idinkoo kale ah? Ma waxaad aqabaleysaan sixir1 idinkoo arka?
1. Sixir waxay ku sheegayaan halkan waa Aayadaha Qur’aanka, Inkastoo ay arkeen calaamooyin iyo mucjisooyin dhab ah.
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Aaya: (3) Simoore: Simoore Annabaaɓe
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub - Tippudi firooji ɗii

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo e ɗemngal somali, firi ɗum ko Abdullaahi Hasan Yaaquub

Uddude