Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Aaya: (29) Simoore: Simoore laɓɓinaama
وَقَالَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ رَبَّنَآ أَرِنَا ٱلَّذَيۡنِ أَضَلَّانَا مِنَ ٱلۡجِنِّ وَٱلۡإِنسِ نَجۡعَلۡهُمَا تَحۡتَ أَقۡدَامِنَا لِيَكُونَا مِنَ ٱلۡأَسۡفَلِينَ
29. Kuwa gaalooba waxay odhan: Rabbigayow! Na tus kuwii na lumiyey oo jin iyo insiba lahaa si aanu u marinno cagahayaga hoosteeda, oo ay u noqdaan halka ugu hooseeysa (Naarta)11.
11. Halka u hooseysa dabaqyada Naarta. Ama macnaha waa si aan cagta u marinno oo ugu dul soconno aar goosi ahaan.
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Aaya: (29) Simoore: Simoore laɓɓinaama
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub - Tippudi firooji ɗii

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo e ɗemngal somali, firi ɗum ko Abdullaahi Hasan Yaaquub

Uddude