クルアーンの対訳 - الترجمة الصومالية - يعقوب * - 対訳の目次

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

対訳 節: (190) 章: 高壁章
فَلَمَّآ ءَاتَىٰهُمَا صَٰلِحٗا جَعَلَا لَهُۥ شُرَكَآءَ فِيمَآ ءَاتَىٰهُمَاۚ فَتَعَٰلَى ٱللَّهُ عَمَّا يُشۡرِكُونَ
190. Markase uu siiyo (tafiirta Aadam iyo Xawwaa) dhal hagaagsan, waxay u yeelaan wax la wadaaga (shariigyo) wuxuu siiyey10. wuuse ka sarreeyaa Alle waxay u shariig yeelaan (oo la wadaajiyaan cibaadada).
10. Mushrikiinta waxay ka yeeleen ilmahooda uu abuuray Alle addoomo ay leeyihiin asnaamta, sida awgeed bay waxay u bixiyeen magacyo aan bannaaneyn sida Cabdul Cuzzaa iyo Cabdul Manaat iyo Cabdu- Shams, iwm.
アラビア語 クルアーン注釈:
 
対訳 節: (190) 章: 高壁章
章名の目次 ページ番号
 
クルアーンの対訳 - الترجمة الصومالية - يعقوب - 対訳の目次

ترجمة معاني القرآن الكريم إلى اللغة الصومالية ترجمها عبدالله حسن يعقوب.

閉じる