Vertaling van de betekenissen Edele Qur'an - Somalische vertaling - Ya'qub * - Index van vertaling

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Vertaling van de betekenissen Surah: Soerat Al-Fiel (De Olifant)   Vers:

Suurada Al-fiil

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ
1. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?
Arabische uitleg van de Qur'an:
أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ
2. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),
Arabische uitleg van de Qur'an:
وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ
3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,
Arabische uitleg van de Qur'an:
تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ
4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,
Arabische uitleg van de Qur'an:
فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ
5. Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?
Arabische uitleg van de Qur'an:
 
Vertaling van de betekenissen Surah: Soerat Al-Fiel (De Olifant)
Surah's Index Pagina nummer
 
Vertaling van de betekenissen Edele Qur'an - Somalische vertaling - Ya'qub - Index van vertaling

Vertaling van de betekenissen van de Heilige Koran naar het Somalisch, vertaald door Abdullah Hassan Ya'qub.

Sluit