《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 叶孤拜 * - 译解目录

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

含义的翻译 段: (206) 章: 艾尔拉夫
إِنَّ ٱلَّذِينَ عِندَ رَبِّكَ لَا يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِهِۦ وَيُسَبِّحُونَهُۥ وَلَهُۥ يَسۡجُدُونَۤ۩
206. Kuwa ah Rabbigaa agti (waa malaa’igta) marnaba iskama weyneeyaan cibaadadiisa, wayna ka hufaan (xumaan iyo nuqsaan) oo xurmo weyneeyaan, Isagayna u sujuudaan11.
11. Tani waa mid ka mid ah Aayadaha la sujuudo marka la akhriyo, waa sida wanaagsan ee door roon in la sujuudo marka la akhriyo Aayad sajda leh, mase aha waajib in la sujuudo marka la akhriyo ama la maqlo ha ahaato salaad gudaheed ama debeddeed , waxaana sujuuddan la yiraahdaa sujuud at-tilaawah.
阿拉伯语经注:
 
含义的翻译 段: (206) 章: 艾尔拉夫
章节目录 页码
 
《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 叶孤拜 - 译解目录

古兰经索马里语译解,阿布杜拉·哈桑·叶孤拜翻译

关闭