Check out the new design

《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜 * - 译解目录

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

含义的翻译 段: (73) 章: 安法里
وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِيَآءُ بَعۡضٍۚ إِلَّا تَفۡعَلُوهُ تَكُن فِتۡنَةٞ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَفَسَادٞ كَبِيرٞ
73. Kuwa gaalada ah qaaroodba xulufo buu u yahay qaarka kale, haddii aydaan (Muslimiintoy) sameyn sidaa oo kale, waxaa jiri dhulka fasahaad weyn21.
21. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Haddii la magaacabo labo madaxweyne (khaliifo oo ay isku qabsadaan xukunka) dila labada midkoodii dambeeyey ee gardaran”. W.w. Muslim. Marka waa inay muslimiinta oo idil leeyihiin hal khaliifo (madaxwyne) oo ay is baheystaan dhammaan.
阿拉伯语经注:
 
含义的翻译 段: (73) 章: 安法里
章节目录 页码
 
《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜 - 译解目录

阿卜杜拉·哈桑·叶尔孤白翻译。

关闭