Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Simoore: Simoore yimɓe (al-naas)   Aaya:

Suurada An-naas

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
Faccirooji aarabeeji:
مَلِكِ ٱلنَّاسِ
2. Boqorka dadka.
Faccirooji aarabeeji:
إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ
3. Ilaaha dadka.
Faccirooji aarabeeji:
مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ
4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
Faccirooji aarabeeji:
ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ
5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
Faccirooji aarabeeji:
مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ
6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Simoore: Simoore yimɓe (al-naas)
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo Somaliiwo - Yaaquub - Tippudi firooji ɗii

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo e ɗemngal somali, firi ɗum ko Abdullaahi Hasan Yaaquub

Uddude