Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አድ ዱኻን   አንቀጽ:
إِنَّ يَوۡمَ ٱلۡفَصۡلِ مِيقَٰتُهُمۡ أَجۡمَعِينَ
40. Maalinta kala Baxa yaa u ballan ah dhammaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
يَوۡمَ لَا يُغۡنِي مَوۡلًى عَن مَّوۡلٗى شَيۡـٔٗا وَلَا هُمۡ يُنصَرُونَ
41. Maalintaan qaraabannimo waxba laysugu tareyn laysuna gargaareyn.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِلَّا مَن رَّحِمَ ٱللَّهُۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلرَّحِيمُ
42. Mid uu Alle u Naxariisto ma’ahee: hubaal waa Adkaadaha, Naxariista Badan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ شَجَرَتَ ٱلزَّقُّومِ
43. Hubaal geedka Zaquumka,
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
طَعَامُ ٱلۡأَثِيمِ
44. Waa cunnada denbiilaha,
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَٱلۡمُهۡلِ يَغۡلِي فِي ٱلۡبُطُونِ
45. Sida laami buu ugu kar-kari caloolaha (gaalada).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَغَلۡيِ ٱلۡحَمِيمِ
46. Sida kar-karka biyo aad u kulul.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
خُذُوهُ فَٱعۡتِلُوهُ إِلَىٰ سَوَآءِ ٱلۡجَحِيمِ
47. (Waxaa la dhihi): Qabta (gaalka), oo u jiida Naarta bartankeeda.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
ثُمَّ صُبُّواْ فَوۡقَ رَأۡسِهِۦ مِنۡ عَذَابِ ٱلۡحَمِيمِ
48. Markaas ku shuba madaxiisa korkiisa cadaabka biyo kar-karaya.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
ذُقۡ إِنَّكَ أَنتَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡكَرِيمُ
49. (Waxaa lagu dhihi): Dhadhami (Cadaabka), Waxaad (iska yeeleysay) inaad tahay adkaadaha, sharafta leh11.
11. Waa sida uu sheeganayey intii uu joogay arlada. Waxaa lagu odhanayaa ereyadan digasho ahaan si loo xusuusiyo oo loo liido iyo cadaab dheeri ah ahaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ هَٰذَا مَا كُنتُم بِهِۦ تَمۡتَرُونَ
50. Hubaal kanu (Cadaabka) waa waxaad ka shaki qabteen oo ka doodeyseen.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي مَقَامٍ أَمِينٖ
51. Kuwa (u) hoggaansan (Amarrada Alle) ee iska jira (xumaha) waxay ku sugnaan meel aamin ah (Janno).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فِي جَنَّٰتٖ وَعُيُونٖ
52. Beero dhexdood iyo ilo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
يَلۡبَسُونَ مِن سُندُسٖ وَإِسۡتَبۡرَقٖ مُّتَقَٰبِلِينَ
53. Waxay xidhan xariir jilicsan iyo mid adagba, iyagoo u fadhiya fool ka fool (si farxad iyo reyn reyn leh).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَذَٰلِكَ وَزَوَّجۡنَٰهُم بِحُورٍ عِينٖ
54. Waa sidaase, Waxaanu u guurin xuurul ceyn.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
يَدۡعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَٰكِهَةٍ ءَامِنِينَ
55. Waxay u yeedhan midho nooc kasta ah, iyagoo nabdoon12.
12. Aan ka cabsaneyn inay ka dhammaadaan, oo ka cabsaneyn jirro.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
لَا يَذُوقُونَ فِيهَا ٱلۡمَوۡتَ إِلَّا ٱلۡمَوۡتَةَ ٱلۡأُولَىٰۖ وَوَقَىٰهُمۡ عَذَابَ ٱلۡجَحِيمِ
56. Ma ku dhadhaminayaan (jannada) dhexdeeda dhimasho aan aheyn dhimashadii hore, wuxuuna (Alle) ka dhowray cadaabka Naarta Ololka badan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَضۡلٗا مِّن رَّبِّكَۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِيمُ
57. Waa fadli xagga Rabbigaa ah. (Arrin)kani weeye Liibaanta Weyni.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَإِنَّمَا يَسَّرۡنَٰهُ بِلِسَانِكَ لَعَلَّهُمۡ يَتَذَكَّرُونَ
58. Waxaan uun ugu fududaynay Qur’aanka carrabkaaga inay ku waantoobaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَٱرۡتَقِبۡ إِنَّهُم مُّرۡتَقِبُونَ
59. Ee dhowr (oo eeg xaalkooda); iyaguna waxay dhowrayaan (waxaad ku dambeysaan).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አድ ዱኻን
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት