Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አድ ዱኻን   አንቀጽ:
وَأَن لَّا تَعۡلُواْ عَلَى ٱللَّهِۖ إِنِّيٓ ءَاتِيكُم بِسُلۡطَٰنٖ مُّبِينٖ
19. Hana iska sare yeelina Alle. Waxaan idiinla imid xujo cade.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَإِنِّي عُذۡتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمۡ أَن تَرۡجُمُونِ
20. Waxaana ka magan galay Rabbigay iyo Rabbigiin inaad i dhagaxyeysaan7
7. Si aydaan dhagax iigu shiidin ilaa geeri. Ama si aydaan iigu dhaleeceyn carrabyadiinna ama si aydaan iigu dhibaateyn si kale.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَإِن لَّمۡ تُؤۡمِنُواْ لِي فَٱعۡتَزِلُونِ
21. Ee hadddaydaan i rumeyn, iga fogaada (I daaya).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَدَعَا رَبَّهُۥٓ أَنَّ هَٰٓؤُلَآءِ قَوۡمٞ مُّجۡرِمُونَ
22. Markaasuu (markay beeniyeen oo rumeyn diideen) u dhawaaqay Rabbigi (isagoo leh): Kuwakanu waa qolo denbiilayaal ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَأَسۡرِ بِعِبَادِي لَيۡلًا إِنَّكُم مُّتَّبَعُونَ
23. (Alle wuxuu yidhi), "La Guuree (Muusow) addoomahayga habeennimo. Waa la idin soo daba galiye.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَٱتۡرُكِ ٱلۡبَحۡرَ رَهۡوًاۖ إِنَّهُمۡ جُندٞ مُّغۡرَقُونَ
24. Oo dhaaf baddoo deggan8 oo qaybsan: waa ciidan la qarqine".
8. Kaddib markay labo u kala dhanbalantay, si ay askarta Fircoon u soo raacaan ilmahii Israa’iil oo markaa Fircoon iyo dadkiisa loo qarqiyo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَمۡ تَرَكُواْ مِن جَنَّٰتٖ وَعُيُونٖ
25. Intee bay ka tageen beero iyo ilo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَزُرُوعٖ وَمَقَامٖ كَرِيمٖ
26. Iyo dalagyo iyo degaan wanaagsan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَنَعۡمَةٖ كَانُواْ فِيهَا فَٰكِهِينَ
27. Iyo nicmooyin ay ku raaxaysanayeen.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
كَذَٰلِكَۖ وَأَوۡرَثۡنَٰهَا قَوۡمًا ءَاخَرِينَ
28. Waa sidaase! Waxaanu dhaxalsiinnay qolo kale (ilmahii Israa’iil).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَمَا بَكَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلسَّمَآءُ وَٱلۡأَرۡضُ وَمَا كَانُواْ مُنظَرِينَ
29. Uma ay ooyin samada iyo arladu, lamana siin wax fursad (kansho) ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَلَقَدۡ نَجَّيۡنَا بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ مِنَ ٱلۡعَذَابِ ٱلۡمُهِينِ
30. Waxaana ka badbaadinnay ilmihii Israa’iil cadaab wax dulleeya.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
مِن فِرۡعَوۡنَۚ إِنَّهُۥ كَانَ عَالِيٗا مِّنَ ٱلۡمُسۡرِفِينَ
31. Xagga Fircoon ah; wuxuu ahaa islaweyne, ka mid ahaa xadgudbayaasha.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَلَقَدِ ٱخۡتَرۡنَٰهُمۡ عَلَىٰ عِلۡمٍ عَلَى ٱلۡعَٰلَمِينَ
32. Waxaana ka doorannay (dadkii waqtigoodii), Annagoo og.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَءَاتَيۡنَٰهُم مِّنَ ٱلۡأٓيَٰتِ مَا فِيهِ بَلَٰٓؤٞاْ مُّبِينٌ
33. Waxaana siinnay calaamado9 ay ku sugnaayeen imtixaan cad.
9. Sida in lagu hareeyey daruuraha, loo soo dejiyey Manni iyo Salwaa, biyo looga burqiyey dhagax, badda cas oo loo kala dhanbalay, iwm.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ هَٰٓؤُلَآءِ لَيَقُولُونَ
34. Kuwaasi (gaaladu) waxay leeyihiin:
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنۡ هِيَ إِلَّا مَوۡتَتُنَا ٱلۡأُولَىٰ وَمَا نَحۡنُ بِمُنشَرِينَ
35. Ma jirto waxaa aheyn dhimashadayada hore mana nihin kuwo dib loo soo nooleyn.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَأۡتُواْ بِـَٔابَآئِنَآ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ
36. Ee (dib) u soo cesha Aabbayaashayadii hore, haddaad run sheegaysaan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
أَهُمۡ خَيۡرٌ أَمۡ قَوۡمُ تُبَّعٖ وَٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ أَهۡلَكۡنَٰهُمۡۚ إِنَّهُمۡ كَانُواْ مُجۡرِمِينَ
37. Ma iyagaa khayr badan mise qolodii Tubbac10 iyo kuwii ka horreeyey? Waanu hallignay, waxay ahaayeen denbiilayaal.
10. Waxaa loolaa jeedaa reer Ximyar ee degganaa Yaman, Tubbacna waa naynaasta boqorkooda.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَمَا خَلَقۡنَا ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَيۡنَهُمَا لَٰعِبِينَ
38. Umana aanu abuurin samooyinka iyo arlada iyo waxa u dhexeeya ciyaar.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
مَا خَلَقۡنَٰهُمَآ إِلَّا بِٱلۡحَقِّ وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ
39. Uma aanu abuurin waxaan Xaq aheyn, badankooduse ma oga.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አድ ዱኻን
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት