Tusmada Turjumaadda

Tarjamada Af Englishka - Markaska Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyadda u Adeegidda Nuxurka Islaamiga ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamadda af Faransiiska - Rashiid Macaash.

Waxaa turjumay Rashiid Macaash.

Tarjamada Af-Boortaqiiska - Xilmi Nasr

Waxaa tarjumay Dr. Xilmi Nasr. Way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida.

Tarjamada Af-Rumaani - Islam4ro.com

Tarjamada macnaha Quraanka Kariimka ee luqadda Roomaaniyaanka oo ka soo baxday islam4ro.com

Tarjamadda Af Hoolandiga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa soo saaray Almarkas Alislaami ee Dalka Hoolan. Way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida.

Tarjamada Af turkiga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jimciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jimciyadda u adeegidda macluumaadka Islaamiga ah ee luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af-aadariga- Cali Khaan Muusaayiif

Waxaa tarjumay Cali Khaan Muusaayiif. Way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida, waxay fursad u siinaysaa dadku inay arkaan tarjumid Asal ah, iyadoo u jeedadu tahay in laga talo bixiyo oo la qiimeeyo laguna sameeyo horumarin joogto ah.

Tarjamadda Luqadda Maqdooniya - Tiim ka mida Culimada Maqdooniya

Waxaa tarjumay oo muraajaceeyey Tiim ka mida Culimada Maqdooniya.

Tarjamada Af Boosniga - Xarunta Ruwaad ee Tarjumaada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u Adeegida Nuxurka Islaamiga ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamadda Luqadda Seerbiga - Xarunta Ruwaad ee Tarjumaada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u adeegida Nuxurka Islaamka ee luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamadda af Liitawaaniga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jimciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jimciyadda u Adeegidda Nuxurka Islaamiga ah ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af Usbakistaan - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u Adeegida Nuxurka Islaamka ee Luqadaha iyo barta IslamHouse.com.

Tarjamada af Taajiikiga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyadda u Khidmaynta Nuxurka Islaamiga ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af Qiirgiiska - Shamsudiin Xakiimoof

Waxaa tarjumay Shamsudiin Xakiimoof Cabdikhaaliq, way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida.

Tarjamada Af Filibiiniga (Tagaalog) - Markaz Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyadda u Adeegida Nuxurka Islaamka ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af Filibiinka ee Bisaaya - Xarunta Ruwaad ee Tarjamadda

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u Adeegida Nuxurka Islaamka ee luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af Filibiinka ee Magindanao - Xarunta Ruwaad ee Tarjamadda

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyadda Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyadda u Adeegida Nuxurka Islaamiga ah ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamadda af Shiinaha- Maxammed Sulaymaan

Waxaa tarjumay Maxamed Makiin, waxaa muraajaceeyey Maxamed Sulaymaan iyo kuwo kale oo ku takhasusay luuqada.

Tarjamada Af Fiitnaamiga- Xarunta Ruwaad ee Tarjamadda

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u Adeegida Nuxurka Islaamiga ah ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada af Khamiiriga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jimciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jimciyada u Adeegida Nuxurka Islaamiga ah ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af-Faarisi - Markaz Ruwaad ee tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u adeegida Nuxurka Islaamiga ee Luqadaha iyo boga IslamHouse.com.

Tarjamada afka Telegoo - C/raxiim bin Maxamed

Waxaa tarjamay Cabdul Raxiim Binu Maxamed.

Tarjamada Af Qoojaraat ka - Raabiila Alcumari

Waxaa tarjumay Raabila Al-Cumari. Way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida.

Tarjamada Af Kanaadiga - Xamza Batuur

Waxaa tarjumay Maxamed Xamza Batuur. Way dhamaatay horumarinteedu iyadoo ay maaraynayso Xarunta Ruwaada Tarjumida.

Tarjamada Af Aasaamiga - Rafiiq Al-Islaam Xabiib Al-Raxmaan

Waxaa tarjamay Rafiiqul Islaam Xabiibu Raxmaan.

Tarjamadda af Taymaaliga - Cumar Shariif - Nuskhad mukhtasar ah

Waxaa tarjamay Sheekh Cumar Shariif bin Cabdulsalaam.

Tarjamada af Sanhaaliga - Xarunta Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u adeegida Nuxurka Islaamka ee luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af Sawaaxiliga - Markaska Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa soo saaray Jimciyadda Turjumida Maaddooyinka Islaamiga ah ee Afafka kala duwana.

Tarjamada af Amxaariga - Akadeemiyada Afrika

Waxaa turjumay Maxamed Zayn Zahru Diin. Waxaa soo saartay Akadeemiyadda Afrika.

Tarjamada Af-Yuurbaha - Abu Raxiimah Mikaa`iil

Waxaa turjumay Sheekh Abu Raxiimah Mikaa`iil Aykoyeni.

Tarjamada afka Kiinyaruwaandha - Jimciyada Muslimiinta Ruwaandha

Ka soo baxday Jimciyada Muslimiinta Ruwaandha.

Tarjamada Af Kirundiga - Yuusuf Gahiiti

Wax turjumay Yuusuf Gheyti. Waxa soo saartay Mu`asasada Alifriiqiya Litanmiya.

Tarjamada Af Mooriga - Markaska Ruwaad ee Tarjamada

Waxaa tarjumay Tiimka xarunta Ruwaada Tarjumida iyagoo kaashanaya Jamciyada Dacwada ee Rabwa iyo Jamciyada u Adeegida Nuxurka Islaamka ee Luqadaha iyo bogga IslamHouse.com.

Tarjamada Af-Akaaniga - Ashanteega - Haaruun Ismaaciil

Waxaa tarjamay Sheekh Haaruun Ismaaciil.
:
0:00 0:00